Somali

Maxaa la sameeyaa kadib markuu dhaco weerarka xagjirada, cunsuriyadda ama nacaybka Yuhuudda?

Xarunta la talinta response ee loogu talagalay dadka ay saamaynta soo gaartay, oo ka hawlgasha gobolka Hesse oo dhan, waxay taageertaa, wehlisaa isla markaana la talisaa

  • dhibanayaasha xaqjirnimada, cunsuriyadda iyo rabshadaha Yuhuud nacaybka

  • qaraabada

  • asxaabta

  • taageerayaasha

  • markhaatiyaasha

Sidee bay response ii caawin kartaa?

response waxay talooyin u bixisaa si madax banaan, si qarsoodi ah haddii loo baahdo waxayna goobo ku leedahay gobolka Hesse oo dhan.

La-talinta waa lacag la’aan. Haddii loo baahdo, waxaan bixinaynaa turjumaano.

Waxaan bixinaa waxyaabaha soo socda iyo waxyaabo kale

  • wada hadal khadka ah iyo/ama fool-ka-fool ah

  • Gacan ka gaysanaa bixinta magdhowga

  • Ku raacida ballamaha marka la codsado

  • xiriirka dadweynaha marka la codsado

Sidee ayaa response lagu heli karaa/lagula xiriiri karaa?

Faahfaahinta xiriirka

Xafiiska Frankfurt am Main

kontakt@response-hessen.de

069 - 348 770 530

Xafiiska Kassel

kassel@response-hessen.de

0561 - 729 897 00